Casharadaan waxa looga hadlaayaa aasaaska diinteena suuban kuwaas oo ah tiirarka islaamka iyo tiirarka iimaanka iyo ixsaanka macnahiisa. Casharka koowaad waxa uu shiiqa si faahfaahsan uga hadli doonaa tiirarka islaamka iyo inti aayado quraan iyo xadiis lugu xusay uu ku sharxi doonaa.
Casharka labaad waxa uu shiiqa ka hadli doonaa tiirarka iimaanka iyo inti aayado quraan iyo axaadiisti ku soo aroortay halkaas uu ku faahfaahin doonaa.
Casharka saddexaad waxa uu shiiqa fasiri doonaa waxa ixsaanka macnahiisa yahay iyo xukunkiisa. b
waxaa soo diyaariyay
Dr.Cumar Axmed Wehliye
waxaa muuqaalka diyaariyay
A course by
Student Ratings & Reviews
No Review Yet



